Day: March 1, 2021
-
Spain
Real Sociedad oo taako u dhigtay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay garoonka Alfredo Di Stefano … +SAWIRRO
(Madrid) 02 Maarso 2021. Real Sociedad ayaa taako u dhigtay kooxda Real Madrid oo ay ku booqatay garoonka Alfredo Di Stefano,…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 01 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga ayaa la…
Read More » -
Italy
“Kama fakarayo tartanka aan kula jiro Cristiano Ronaldo.” – Romelu Lukaku
(Milano) 01 Maarso 2021. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa sheegay inuusan ka fekerin tartanka uu kula…
Read More » -
Spain
Laporta oo si lama filaan ah uga hadlay xariga madaxweynihii hore Barcelona ee Josep Maria Bartomeu
(Barcelona) 01 Maarso 2021. Joan Laporta oo kamid ah musharixiinta ugu cad cad ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee kooxda Barcelona,…
Read More » -
Spain
Joan Laporta oo u magacaabay tababare reer Spain ah ee badel u noqon kara Ronald Koeman
(Barcelona) 01 Maarso 2021. Wargeysyada gobolka Catalonia ee dalka Spain ayaa waxay maanta oo Isniin ah shaaca ka qaadeen magacyada ugu…
Read More » -
England
Guardiola oo sheegay waxa uu u baahan yahay Aguero kaddib dib ugu soo laabashadiisa garoomada
(Manchester) 01 Maarso 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in weeraryahan Sergio Aguero uu u baahan yahay waqti…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Real Sociedad
(Madrid) 01 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 21-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
England
Mikel Arteta oo sharaxaad ka bixiyay guushii ay kooxdiisa Arsenal ka gaartay Leicester City
(London) 01 Maarso 2021. Tababaraha reer Spain ee Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa Arsenal…
Read More » -
England
Miyey diyaar u noqon doonaan xiddigaha Alisson iyo Fabinho kulanka soo socda ee Chelsea? Tababare Klopp ayaa ka jawaabaya
(Liverpool) 01 Maarso 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan haddii ay…
Read More » -
England
Kooxaha Real Madrid, Everton & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono qaar ka mid ah SHANTA horyaal ee ugu waa weyn Yurub
(Yurub) 01 Maarso 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa,…
Read More »