Month: March 2021
-
England
Halyeeyga Franco Causio oo codsaday in Juventus ay la saxiixato Sergio Aguero
(Turin) 31 Maarso 2021. Halyeeyga kooxda Juventus ee Franco Causio ayaa ka codsaday Bianconeri inay la soo saxiixato xiddiga reer…
Read More » -
Germany
“Ma dooneyno saxiixa Haaland” – kooxdii ugu horreysay ee si cad u diidday xiddiga Dortmund oo isaga baxday raacdadiisa
(Germany) 31 Maarso 2021. Inta ugu badan kooxaha waaweyn ee qaaradda Yurub ayaa xiiseynaya laacibka Borussia Dortmund weerarka kaga ciyaara ee…
Read More » -
Italy
Lacagaha wakiillada ciyaartoyda kubadda cagta ay ka kasbadeen horyaalka Taliyaaniga sanadka 2020 oo lasoo bandhigay… (Waa immisa?)
(Italy) 31 Maarso 2021. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa waxaa si dhex mara malaayiin euro sanadkiiba, iyadoo lacagahaasi aysan is dhaafsan…
Read More » -
Spain
Xiddig muhiim u ah Barcelona oo kusoo laabtay tababarka & xilliga uu kulankiisa xiga ciyaari doono oo la shaaciyay
(Barcelona) 31 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa dib u heli doonta mid ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah…
Read More » -
Spain
Labada macallin ee ay Real Madrid dooneyso inay ku baddesho Zinedine Zidane oo la ogaaday
(Madrid) 31 Maarso 2021. Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Real Madrid ay ka baaraan degeyso tababaraheeda xiga haddii…
Read More » -
England
Barcelona iyo Lionel Messi oo mar kale farqaha isku dheggan & iyo xiddig ka ciyaara Premier League oo sabab u ah dooddan
(Barcelona) 31 Maarso 2021. Tan iyo markii uu xagaagii hore Lionel Messi ka dalbaday Barcelona inay fasaxdo, waxaanan wali sal fadhiya…
Read More » -
England
Manchester City oo bartilmaameedyadeeda ku darsatay Harry Kane haddii…
(Manchester) 31 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa xaqiijisay inay fasaxday weeraryahankeeda Sergio Aguero kaddib markaa uu dhammaado…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Calaamaddii Kabtanka ee uu Cristiano Ronaldo carro darteed u tuuray oo lacag waali ah lagu iibinayo & Lacagtaas oo lagu caawinayo carruurta Serbia
(Serbia) 31 Maarso 2021. Calaamaddii kabtanka ee Cristiano Ronaldo uu carro darteed dhulka ugu tuuray ayaa lacago waali ah lagu iibinayaan,…
Read More » -
Afrika
Kulankii Ivory Coast iyo Ethiopia oo mashaqo ka dhacday, Garsoore istaagga ka dhacay, mid Korona Fayras ku dhacay & Calanhaye isku bedelay garsoore dhexe
(Ivory Coast) 31 Maarso 2021. Waxaa la joojiyey kulankii isreeb-reebka Koobka qarammadda Afrika ee u dhexeeyey xulalka Ivory Coast iyo…
Read More » -
England
Nemanja Matic oo ku maadeystay xanaaqii Ronaldo & Xulka Portugal, xilli uu sawir qosol leh ku dhajiyey Armaajada Bruno Fernandes ee qolka labiska Man Utd!
(Manchester) 31 Maarso 2021. Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Nemanja Matic ayaa ku maadeystay xanaaqii Cristiano Ronaldo iyo…
Read More »