Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leicester City iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 28 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester City iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Leicester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leicester City iyo Arsenal kulanka adage e horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leicester XI: Schmeichel; Castagne, Evans, Söyüncü, Thomas; Ricardo, Ndidi, Tielemans, Barnes; Iheanacho, Vardy.

Arsenal XI: Leno; Cedric, David Luiz, Mari, Tierney; Elneny, Xhaka; Pépé, Smith Rowe, Willian, Lacazette.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close