Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 28 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Manchester United kulanka adage e horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close