Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Sevilla) 27 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sevilla iyo Barcelona kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sevilla XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close