Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Maan City iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 27 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga West Ham United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo West Ham United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI: Ederson, Walker, Dias, Stones, Zinchenko, Fernandinho (C), Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Torres, Aguero

West Ham XI: Randolph, Coufal, Diop, Dawson, Cresswell, Johnson, Rice, Soucek, Fornals, Lingard, Antonio

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close