RASMI: Isku aadka wareega 16-ka tartanka Europa League oo la sameeyey… (Qaabkee ayeey kooxaha isugu aadeen?)

(Yurub) 26 Feb 2021. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo ay kooxda kubadda cagta ee Manchester United uu sugayo kulan aad u adag.

Manchester United ayaa soo doonto kooxda reer talyaani ee AC Milan waxayna kulanka lugta hore wareega 16-ka kula ciyaari doontaa garoonka Old Trafford.

Sidoo kale kooxda reer reer London ee Arsenal ayaa ku booqan doonta naadiga Olympiacos garoonka Karaiskaki, halka Tottenham Hotspur ay booqan doonto Dinamo Zagreb

Haddaba Isku aadka ayaa sidan loo sameey:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close