Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo Real Sociedad ee tartanka UEFA Europa League oo la shaaciyey

(Manchester) 25 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester United iyo Real Sociedad ee tartanka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Manchester United iyo Real Sociedad ayaa caawa ku wda dagaallami doona kulan ka tirsan lugta labaad ee wareegga 32-da tartanka UEFA Europa League ciyaar ka dhici doonta garoonka Old Trafford ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Real Sociedad kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Real Sociedad XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close