Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Benfica ee tartanka UEFA Europa League oo la shaaciyey

(London) 25 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Benfica ee tartanka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha Arsenal iyo Benfica ayaa caawa ku wda dagaallami doona kulan ka tirsan lugta labaad ee wareegga 32-da tartanka UEFA Europa League ciyaar ka dhici doonta garoonka Emirates ee magaalada London.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Benfica kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI: Leno; Bellerín, David Luiz, Gabriel, Tierney; Ceballos, Xhaka; Smith Rowe, Ødegaard, Saka; Aubameyang

Benfica XI: Helton, Diogo Gonçalves, Otamendi, Vertonghen, Lucas Veríssimo, Grimaldo, Weigl, Taarabt, Rafa, Pizzi, Seferovic

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close