Manchester United, Arsenal, AC Milan & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League

(Yurub) 25 Feb 2021. Kulammo ka tirsan lugta labaad wareegga 32-da kooxood ee Europa League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan.

Kooxaha Manchester United, Arsenal, AC Milan, AS Roma, & kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaaraya tartankan.

Manchester United ayaa soo dhaweyn doonto kooxda Real Sociedad, halka Arsenal ay soo dhoweynayso naadiga Benfica.

Kooxda reer Talyaani ee AC Milan ayaa dhankeeda soo dhaweyn doonto naadiga FK Crvena Zvezda, halka Leicester City ay soo dhoweynayso naadiga Slavia Prague.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono lugta labaad wareegga 32-da ee tartanka Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan:-

08:55 Habeenimo: Ajax vs Lille

08:55 Habeenimo: Arsenal vs Benfica

08:55 Habeenimo: Hoffenheim vs Molde

08:55 Habeenimo: Rangers vs Royal Antwerp FC

08:55 Habeenimo: SSC Napoli vs Granada

08:55 Habeenimo: Shakhtar Donetsk vs Maccabi Tel Aviv

08:55 Habeenimo: Villarreal vs Salzburg

11:00 Habeenimo: AC Milan vs FK Crvena Zvezda

11:00 Habeenimo: Bayer Leverkusen vs Young Boys

11:00 Habeenimo: Club Brugge vs Dynamo Kyiv

11:00 Habeenimo: Dinamo Zagreb vs FC Krasnodar

11:00 Habeenimo: Leicester City vs Slavia Prague

11:00 Habeenimo: Manchester United vs Real Sociedad.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close