Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 24 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Elche ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Elche si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Elche kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Elche XI:

Nuestro once para jugar frente al FC Barcelona

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close