Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Elche

(Barcelona) 24 Feb 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka Elche ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynaysa kooxda kubadda cagta ee Elche, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Ronald Koeman hoggaanka u haya kabtanka kooxda ee Lionel Messi.

Ansu Fati, Sergi Roberto iyo Ronald Araújo ayaa wali sii maqan sababo la xiriira dhaawacyo kala duwan ay qabaan. laakiin tababare Ronald Koeman ayaa heli kara dhamaan adeegyada ciyaartoydiisa kale.

Haddba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona ee uu ku dhawaaqay tababare Ronald Koeman kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka caawa ay kula ciyaarayaan Elche horyaalka La Liga:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close