Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

(Bucharest) 23 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa caawa ku wda dagaallami doona kulan ka tirsan lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka UEFA Champions League ciyaar ka dhici doonta garoon dhex-dhexaad ah oo ku yaalla magaalada Bucharest ee ah caasimadda dalka Romania.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Atletico XI: Suarez, Oblak, Savic, Saul , Koke, Felipe, Lemar, Correa, Hermoso, Llorente, Felix

Subs: Vitolo, Kondogbia, I. Grbić, M Dembele, Torreira, Lodi, Álvaro García, Miguel San Román, Sergio Camello, Ricard Sánchez

Chelsea XI: Azpilicueta, Giroud, Alonso, Kovacic, Jorginho, Rudiger, Christensen, E. Mendy, Werner, Mount, Hudson-Odoi

Subs: Caballero, Zouma, Emerson, Kepa, Kante, Ziyech, Abraham, Chilwell, Pulisic, Havertz, Reece James, Gilmour.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close