Shaxda rasmiga ah kulanka Manchester United iyo Newcastle United ee Premier League oo la shaaciyey… (Pogba, Cavani & Scott oo maqan)

(Manchester) 21 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Newcastle United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Newcastle United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Newcastle United horyaalka Premier League.

Martial, Rashford iyo Daniel James oo ku wada bilowday safka hore ee Manchester United, halka kulankan ay seegeen Scott McTominay, Edinson Cavani iyo Paul Pogba.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man Utd XI: Matic, De Gea, Lindelof, Maguire, Fred, Shaw, Martial, Bruno Fernandes, Daniel James, Rashford, Wan-Bissaka

Keydka Man Utd: Mata, Alex Telles, Bailly, Dean Henderson, Tuanzebe, Greenwood, Brandon Williams, S. Shoretire, Amad Diallo Traore

Newcastle XI: Shelvey, Clark, Darlow, Krafth, Lascelles, Hayden, Almiron, Saint-Maximin, Joelinton, Lewis, Willock

Keydka Newcastle: Carroll, Dubravka, Ritchie, Hendrick, Fraser, Gayle, Dummett, J.Murphy, S. Longstaff.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close