Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Cadiz ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 21 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Cadiz ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Cadiz si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Cadiz kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI

Image

Cadiz XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close