Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey… (Gundogan & De Bruyne oo ku wada bilowday)

(London) 21 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Man City horyaalka Premier League.

Gundogan & De Bruyne ayaa ku wada bilowday xilli Pepe uu lammaane la yahay Auba.

John Stones ayaa safanaya kulankiisii 100-aad ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Arsenal XI:

Man City XI: 

Ederson, Cancelo, Dias, Stones, Zinchenko, Fernandinho (C), Gundogan, Bernardo, Mahrez, De Bruyne, Sterling.

Keydka Man City | Steffen, Walker, Jesus, Aguero, Laporte, Rodrigo, Torres, Mendy, Foden

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close