Shaxda rasmiga ah kulanka adag Milan Derby Kooxaha AC Milan iyo Inter Milan ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey

(Milano) 21 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Milan Derby Kooxaha AC Milan iyo Inter ee horyaalka Serie A ayaa la shaaciyey

Kooxda AC Milan ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Inter si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha AC Milan iyo Inter kulanka horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Milan: G Donnarumma; Calabria, Kjaer, Romagnoli, Theo Hernandez; Tonali, Kessie; Saelemaekers, Calhanoglu, Rebic; Ibrahimovic

Keydka Milan: Tatarusanu, A Donnarumma, Dalot, Castillejo, Hauge, Meite, Leao, Kalulu, Brahim Diaz, Tomori, Krunic, Gabbia

Inter: Handanovic; Skriniar, De Vrij, Bastoni; Hakimi, Barella, Brozovic, Eriksen, Perisic; Lautaro Martinez, Lukaku

Keydka Inter: Padelli, Radu; Darmian, Kolarov, D’Ambrosio, Ranocchia; Gagliardini, Vecino, Vidal, Young; Pinamonti, Sanchez

Garsooraha: Doveri

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close