Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton vs Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Southampton) 20 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Southampton vs Chelsea ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Southampton ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Southampton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League.

Oriol Romeu ayaa safanaya maanta kulankii 200-aad ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

SOUTHAMPTON XI:

Southampton starting XI: McCarthy; Djenepo, Bednarek, Salisu, Vestergaard, Bertrand; Romeu, Ward-Prowse ©, Minamino; Redmond, Ings. Subs: Forster, Stephens, Ramsay, Chauke, Jankewitz, Ferry, Tella, Adams, Nlundulu.

CHELSEA XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close