Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Valladolid iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Spain) 20 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Valladolid iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Valladolid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Valladolid iyo Real Madrid kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Valladolid XI: Orellana, Nacho Martínez, Jordi Masip, B.González, Sergi Guardiola, Rubén Alcaraz, Mesa, Joaquín Fernández, S. Janko, Luis Pérez, Kike Pérez

Subs: Roberto, Míchel, Óscar Plano, Kodro, S. Weissman, Fede, Toni Villa, Jota, Waldo Rubio, Miguel Rubio

Real Madrid XI: Modric, Kroos, Courtois, Casemiro, Nacho, Varane, Vazquez, Mariano, F Mendy, Asensio, Vinicius

Subs: Isco, A. Lunin, Víctor Chust, Antonio Blanco, Miguel Gutiérrez, Hugo Duro, Altube, Sergio Arribas.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close