Day: February 19, 2021
-
England
Klopp oo ku dhawaaqay in Diogo Jota uu ku soo laaban doono tababarka buuxa ee kooxda Liverpool
(Liverpool) 19 Feb 2021. Wargayska “Liverpool Echo” ayaa xaqiijiyay maanta oo jimco ah in xiddiga reer Portugal ee Diogo Jota uu…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Real Valladolid
(Madrid) 19 Feb 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn…
Read More » -
England
Sergio Aguero oo ka hadlay suurtogalnimada ay Man City kula saxiixan karto Lionel Messi
(Manchester) 19 Feb 2021. Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay City kula…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo rikoor waali ah ka sameeyay Manchester United… isagoo dhaafay Paul Scholes
(Manchester) 19 Feb 2021. Kooxaha Manchester United iyo Real Sociedad ayeey xalay ciyaar xiiso badan ku dhex martay magaalada Turin, taasoo…
Read More » -
England
Mason Greenwood oo shaaca ka qaaday xiddiga uu kaga daydo kubadda cagta
(Manchester) 19 Feb 2021. Xiddiga da’ada yar reer England iyo kooxda Manchester United ee Mason Greenwood ayaa si cad u sheegay…
Read More » -
England
Wenger oo si cad u sheegay in xiddig ka tirsan Liverpool uu sabab u yahay inay burburto awooda kooxda
(Liverpool) 19 Feb 2021. Tababaraha halyeeyga ah reer France ee Arsene Wenger ayaanan ka laba labayn inuu muujiyo halka ay ka…
Read More » -
Spain
“Messi waa inuu ka tagaa Barcelona!” Halyeey kubadda cagta Argentina ah
(Barcelona) 19 Feb 2021. Halyeeyga kubadda cagta Argentina ahna xiddig hore ee kooxda Real Madrid Óscar Ruggeri ayaa ugu baaqay Lionel…
Read More »