Day: February 17, 2021
-
England
Man City oo saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Everton oo ay ku booqatay garoonka Goodison Park … +SAWIRRO
(Liverpool) 18 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Everton oo ay ku…
Read More » -
Champ' League
FC Porto oo garaacday Juventus kulanka lugta hore wareega 16-ka ee Champions League… +SAWIRRO
(Porto) 18 Feb 2021. FC Porto ayaa guul kaga gaartay kooxda Juventus kulankii lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Borussia Dortmund oo guul ka soo gaartay kooxda Sevilla xilli uu Erling Haaland wacdaro dhigay… +SAWIRRO
(Sevilla) 18 Feb 2021. Borussia Dortmund ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda oo ay ku booqatay Sevilla garoonka Estadio…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 17 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Manchester City ee Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey
(Sevilla) 17 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee tartanka UEFA Champions League ayaa…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha FC Porto iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey
(Porto) 17 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha FC Porto iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League ayaa…
Read More » -
France
Fabio Capello oo ka hadlay wararka Messi la xiriirinaya inuu ku biirayo Paris Saint-Germain
(Yurub) 17 Feb 2021. Tababaraha halyeeyga ah reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa cadeeyay inuu rajeynayo in Lionel Messi uu sii…
Read More » -
Spain
Zidane oo war farxad leh ku helay tababarka kooxda Real Madrid kahor kulanka ay wajahayaan Real Valladolid
(Madrid) 17 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku soo laabatay tababarka, si ay ugu diyaar garoobaan kulanka Real…
Read More » -
England
Maxay ahayd Sababtii uu Kylian Mbappe isaga diiday ku biirista Kooxda Arsenal??
(London) 17 Feb 2021. Kylian Mbappe ayaa la sheegay inuu hoos u dhigay oo iska diiday hadda ka hor ku biirista…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo bedelka Paul Pogba ka dhex heshay Real Madrid… (Miyuu xiddiga reer France ka tagayaa Old Trafford?)
(Manchester) 17 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay bedelka Paul Pogba ka dhex aragto naadiga…
Read More »