Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo PSG ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

(Barcelona) 16 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey
Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Paris Saint-Germain si ay u wada ciyaaraan kulan lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Barcelona XI: Ter Stegen; Dest, Piqué, Lenglet, Alba; De Jong, Busquets, Pedri; Dembélé, Messi, Griezmann
PSG XI: Navas; Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Kurzawa; Paredes, Gueye; Kean, Verratti, Mbappé; Icardi
Gool FM.