Day: February 16, 2021
-
Champ' League
Paris Saint-Germain oo guul muhiim ah ka soo heshay Barcelona xilli uu saddexleey saxiixay Mbappe … +SAWIRRO
(Barcelona) 17 Feb 2021. Paris Saint-Germain ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda oo ay ku booqatay Barcelona garoonka Camp…
Read More » -
Champ' League
Liverpool oo guul ka gaartay RB Leipzig kulanka lugta hore wareega 16-ka ee Champions League… +SAWIRRO
(Germany) 17 Feb 2021. Liverpool ayaa guul kaga gaartay kooxda RB Leipzig kulankii lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey
(Germany) 16 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ee tartanka UEFA Champions League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo PSG ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey
(Barcelona) 16 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League ayaa…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo garab istaagay dhigiisa Liverpool ee Jurgen Klopp
(Manchester) 16 Feb 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa garab istaag u muujiyay dhigiisa Liverpool ee Jurgen Klopp,…
Read More » -
Germany
David Alaba oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tagayo kooxda Bayern Munich
(Bayern) 16 Feb 2021. Daafaca reer Austria iyo kooxda Bayern Munich ee David Alaba, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu…
Read More » -
England
RASMI: Manchester United oo qandaraaska u kordhisay mid ka mid ah xiddigaheeda
(Manchester) 16 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qandaraaska u kordhisay mid ka…
Read More » -
Ameerika
Ku guuleystaha Koobka Adduunka ee sanadkii 1978 oo Korona Fayras u geeriyooday
(Buenos Aires) 16 Feb 2021. Laacibkii Koobka Adduunka la qaaday xulka qaranka Argentina ee Leopoldo Luque ayaa ku geeriyooday da’da…
Read More » -
England
Tuchel oo ammaanay Werner kaddib markii uu soo afjaray abaartii gool la’aaneed ee kooxda Chelsea
(London) 16 Feb 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay xalay kooxdiisa…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: RB Leipzig vs Liverpool… (Labada kooxood oo caawa Champions League ku wada ciyaaraya dalka Hungary)
(Budapest) 16 Feb 2021. Garoonka Puskas Arena ee ku yaalla Magaalada Budapest ee dalka Hungary ayaa marti gelin doona lugta…
Read More »