Day: February 14, 2021
-
England
Arsenal oo guul ka gaartay Leeds United oo ay soo dhoweysay, xilli uu saddexleey saxiixay Aubameyang
(London) 14 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul weyn oo 4-2 ah ka gaartay naadiga Leeds United kulan…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo gaartay guusheedii saddexaad oo xiriir ah, kaddib markii ay garaacday Valencia oo ay soo dhoweysay
(Madrid) 14 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul ka gaartay naadiga Valencia oo ay ku soo dhoweysay…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo barbaro kala soo laabatay West Brom oo ay booqatay kulan ka tirsan Premier League
(West Brom) 14 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa barbaro kala soo laabtay naadiga West Brom oo ay booqatay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 14 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Leeds United ee Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Arsenal ayaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Brom iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(West Brom) 14 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Brom iyo Manchester United ee Premier League ayaa la…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo ku booriyay Juventus inay lasoo saxiixato xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid
(Turin) 14 Feb 2021. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku booriyay saraakiisha kooxdiisa Juventus inay la soo saxiixdaan saaxiibkiis hore…
Read More » -
England
Xaqiiqooyin la xiriira kulanka caawa dhexmaraya Kooxaha Arsenal iyo Leeds United… (Gunners oo guuldarreysan karta saddex kulan oo xiriir ah horyaalka Premier League)
(London) 14 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa garoonkeeda ku soo dhoweynaysa caawa naadiga Leeds United kulan qeyb ka…
Read More » -
Spain
Muxuu Ronald Koeman ka yiri kaddib guushii ay Barcelona ka gaartay Deportivo Alaves?
(Barcelona) 14 Feb 2021. Tababaraha reer Holland iyo kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka hadlay guushii weyneyd ay Blaugrana kaga gaartay…
Read More » -
England
Xaqiiqooyin aad uga baahan tahay inaad ka ogaato kulanka galabta dhexmaraya Kooxaha West Bromwich Albion iyo Manchester United
(Manchester) 14 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda The Hawthorns ku soo dhoweynaysa naadiga Manchester United kulan…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka adag ee Valencia
(Madrid) 14 Feb 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka…
Read More »