Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Tottenham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 13 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Tottenham Hotspur ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Tottenham Hotspur si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Tottenham Hotspur ee ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

Tottenham XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close