Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester city iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 13 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leicester city iyo Liverpool ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Leicester city ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leicester city iyo Liverpool ee horyaalka Premier League.

Vardy ayaa wajahaya Mane & Salah, iyadoo uu safka hore ku bilowday Kabak.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Leicester XI: Schmeichel, Evans, Albrighton, Vardy, Pereira, Amartey, Tielemans, Ndidi, Maddison, Soyuncu, Barnes.

Keydka Leicester: Fuchs, Nampalys Mendy, Ward, Ayoze Perez, Iheanacho, Under, Choudhury, L. Thomas, V. Daley-Campbell.

Liverpool XI: Milner, Wijnaldum, Henderson, Alisson, Firmino, Salah, Mane, Robertson, Alexander-Arnold, O. Kabak, Curtis Jones.

Keydka Liverpool: Adrian, Thiago, Shaqiri, Oxlade-Chamberlain, Tsimikas, N. Phillips, R. Williams, L. Clarkson, Neco Williams.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close