Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 13 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Deportivo Alaves si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Deportivo Alaves kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI: Messi, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Lenglet, Firpo, De Jong, Trincão, Riqui Puig, Óscar Mingueza, Ilaix Moriba.

Subs: Pjanic, Alba, Neto, Umtiti, Dembele, Pena, Matheus Fernandes, Dest, Álex Collado, K. De La Fuente, Pedri.

Alaves XI: Joselu, Edgar Méndez, Lejeune, Pina, Perez, R. Battaglia, Pacheco, Duarte, Córdoba, Rodriguez, Aguirregabiria.

Subs: Garcia, Laguardia, Jota Peleteiro, Burgui, Pons, Deyverson, Rioja, Sivera, F. Pellistri, A. Abqar, Javi López, Sainz.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close