Day: February 12, 2021
-
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka ugu fiicnaa bisha January ee Premier League oo lagu dhawaaqay
(England) 12 Feb 2021. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta kan ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleysatay abaal-marinta macalinka bisha January ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 12 Feb 2021. Waxaa la shaaciyey tabaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bishii January ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana magacyada…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan kula ciyaari doonaa Chelsea meel kasta ay doonayaan.” – Diego Simeone
(Madrid) 12 Feb 2021. Tababaraha Atletico Madrid ee Diego Simeone, ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay diyaar u tahay inay kula ciyaarto…
Read More » -
England
Halyeeyga Chris Waddle oo caro u muujiyay Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel
(London) 12 Feb 2021. Ciyaaryahankii hore xulka qaranka England iyo kooxda Tottenham ee Chris Waddle ayaa sheegay in Thomas Tuchel…
Read More » -
Spain
Xiddig hore Barcelona ah oo shaaca ka qaaday badelka saxda ah ee Luis Suárez
(Liverpool) 12 Feb 2021. Xiddigii hore kooda Barcelona ee Luis García ayaa qaba in kooxdu ay baahi weyn u qabto in…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo fariin u diray taageerayaasha Liverpool kaddib markii uu ku guuleystay laacibka bisha ee kooxda
(Liverpool) 12 Feb 2021. Mohamed Salah ayaa jeediyay hadalo xamaasad leh isaga oo ka duulaya xaalada adag ee Liverpool soo food…
Read More » -
England
Guardiola oo hambalyo u diray Bayern Munich kaddib markii ay ku guuleysteen Koobka Kooxaha Adduunka
(Manchester) 12 Feb 2021. Pep Guardiola ayaa ugu hambalyeeyay kooxdiisii hore ee Bayern Munich lexleyda taariikhiga ah ay ku guuleysteen, kaddib…
Read More » -
France
Mauricio Pochettino oo ka hadlay maqnaanshiyaha Neymar Jr ee kulanka Barcelona
(Paris) 12 Feb 2021. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa ka hadlay in xiddigiisa Neymar uusan wajihi doonin Barcelona…
Read More » -
England
Muxuu Thomas Tuchel ka yiri guushii ay Chelsea ka gaartay kooxda Barnsley?
(London) 12 Feb 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uusan ugu qanacsaneyn qaab ciyaareedka ciyaartoydiisa ee kulankii…
Read More »