Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barnsley iyo Chelsea ee tartanka FA Cup oo la shaaciyey

(England) 10 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barnsley iyo Chelsea wareega shanaad ee tartanka FA Cup-ka ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barnsley ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan wareega shanaad ee tartanka FA Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barnsley iyo Chelsea ee tartanka FA Cup-ka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barnsley XI:

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close