Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee Copa del Rey oo la shaaciyey

(Sevilla) 10 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Semi-finlka kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee Copa del Rey ayaa la shaaciyey.
Kooxda Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulanka Semi-finlka Copa del Rey ee dalka Spain
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sevilla iyo Barcelona kulanka Semi-finlka Copa del Rey ee dalka Spain.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Sevilla XI:
Barcelona XI:
Gool FM.