Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Getafe ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 09 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrd iyo Getafe ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.
Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Getafe si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrd iyo Getafe kulanka horyaalka La Liga ee dalka Spain.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Real Madrid XI: Modric, Benzema, Marcelo, Courtois, Casemiro, Nacho, Varane, F Mendy, Asensio, Vinicius, Marvin
Subs: Isco, Mariano, A. Lunin, Víctor Chust, Antonio Blanco, Miguel Gutiérrez, Altube, Sergio Arribas
Getafe XI: D.Suárez, A.Rodríguez, F.Portillo, Maksimovic, Cabaco, David Soria, Arambarri, S. Chakla, Cucurella, J. Hernández, M.Olivera
Subs: Nyom, Etxeita, Timor, Mata, C.Rodríguez, Rubén Yáñez, E.Ünal, Alena, Juan Iglesias, T. Kubo, S. Abdulai, John Patrick
Gool FM.