Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo West Ham ee tartanka FA Cup oo la shaaciyey

(Manchester) 09 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo West Ham United wareega shanaad ee tartanka FA Cup-ka ayaa la shaaciyey.
Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga West Ham United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan wareega shanaad ee tartanka FA Cup-ka.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo West Ham United ee tartanka FA Cup-ka.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Man Utd XI: Matic, Alex Telles, Lindelof, Maguire, Fred, Martial, Dean Henderson, Van de Beek, Rashford, Wan-Bissaka, Greenwood
Subs: Cavani, Grant, Shaw, Bruno Fernandes, Daniel James, Tuanzebe, McTominay, Brandon Williams, Amad Diallo Traore
West Ham XI: Fabianski, Noble, Ogbonna, Cresswell, Yarmolenko, Dawson, V. Coufal, Soucek, Bowen, Rice, Fornals
Subs: Lanzini, Fredericks, Balbuena, S. Benrahma, Diop, N. Trott, Ben Johnson, F. Alves, A. Odubeko
Gool FM.