RASMI: Tababare Koeman oo ku dhawaaqay liiska 20-ka ciyaaryahan ee Barcelona uga qeyb galaya kulanka Sevilla

(Seville) 09 Feb 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe ee Copa Del Rey ay kula ciyaari doonaan naadiga Sevilla.

Ronald Koeman ayaa magacaabay liiskan oo ka kooban labaatan xiddig, waxaana kulankan oo ah afar dhammaadka Copa del Rey uu ka dhici doonaa garoonka Sánchez Pizjuán.

Lionel Messi ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha Barca ee wajahaya Sevilla, laakiin waxaan ku soo bixin oo ka maqan Pjanic & Braithwaite.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka Sevilla ee Semi-finalka Copa Del Rey:-

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close