Day: February 8, 2021
-
England
RASMI: Xiddiga ku guuleysatay abaal-marinta laacibka bisha January ee kooxda Man City oo la shaaciyay
(Manchester) 08 Feb 2021. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka ku guuleysatay abaal-marinta xiddiga bishii January ugu fiicnaa kooxda Manchester City, iyadoo ay abaal-marintan…
Read More » -
England
Muddada uu garoommada ka maqnaan doono Paul Pogba & Kulammada uu seegi doono oo la shaaciyey
(Manchester) 08 Feb 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in Paul Pogba uu…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Getafe
(Madrid) 08 Feb 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka…
Read More » -
England
Goormee ayay Manchester City u dhaqaaqeysaa saxiixa Romelu Lukaku?
(Manchester) 08 Feb 2021. Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa bartilmaameed ah kooxda Manchester City oo aad u xiiseyneysa…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo fariin qiiro leh u diray taageerayaasha kooxda Manchester United
(Manchester) 08 Feb 2021. Xiddigga Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa fariin qiiro leh u diray jamaahiirta kooxdiisa, kuwaasoo rajo ka…
Read More » -
England
“U jeedkeena waa inaan ka mid noqono afarta ugu ugu sarreysa.” – Jurgen Klopp
(Liverpool) 08 Feb 2021. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa carabka ku adkeeyay in kooxdiisu ay xooga saareyso xilli ciyaareedkan sidii ay…
Read More » -
England
Muxuu Pep Guardiola ka yiri kaddib guushii taariikhiga ahayd oo ay Manchester City ka gaartay Liverpool?
(Liverpool) 08 Feb 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ammaanay qaab ciyaareedka kooxdiisa intii lagu jiray kulankii taariikhiga ahaa…
Read More » -
Horyaallada
Lionel Messi oo labo daqiiqo gool ku dhaliyey markii uu xalay kursiga keydka ka soo kacay, una sii dhowaanaya Suarez
(Betis) 08 Feb 2021. Lionel Messi ayaa labo daqiiqo oo qura gool ku dhaliyey kaddib markii uu ka soo kacay kursiga…
Read More »