Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 07 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Manchester City ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Manchester City ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Man City XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close