Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Aston) 06 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ee Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Aston Villa ayaa soo dhaweyn doonta galabta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ee horyaalka Premier League.

Ryan ayaa kulankiisii ugu horreeyey u ciyaaraya Gunners, halka sidoo kale Gabriel Magalhaes iyo Rob Holding ay daafaca iska kaashan doonaan.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

ASTON VILLA XI:

Image

ARSENAL XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close