Day: February 6, 2021
-
England
Manchester United oo garoonkeeda Old Trafford barbardhac kula dhaafi weysay kooxda Everton… +SAWIRRO
(Manchester) 07 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa barbardhac 3-3 ah la dhaafi weysay naadiga Everton oo ay ku…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 06 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Everton ee Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul soo laabasho ah ka soo gaartay kooxda SD Huesca… +SAWIRRO
(Spain) 06 Feb 2021. Real Madrid ayaa guul soo laabasho leh ka soo gaartay kooxda SD Huesca oo ay ku booqatay…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Real Betis
(Barcelon) 06 Feb 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya…
Read More » -
England
Aston Villa Wolverhampton oo garoonkeeda Villa Park guuldarro xanuun badan ku baday kooxda Arsenal… +SAWIRRO
(London) 06 Feb 2021. Kooxda Aston Villa ayaa garoonkeeda Villa Park guuldarro xanuun badan ku baday naadiga Arsenal, kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Huesca iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Spain) 06Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Huesca iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Aston) 06 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Aston Villa iyo Arsenal ee Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Horyaallada
Sergio Ramos oo qalliin lagu sameynayo & Muddada uu garoomada ka maqnaanayo Kabtanka Real Madrid oo la sii saadaalinayo
(Madrid) 06 Feb 2021. Warbixin dhowaan soo baxday ayaa tibaaxaysa in Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos uu qalliin…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo doonaysa inay Real Madrid ka afduubato saxiixa David Alaba!… (Maxaa isbedelay?)
(London) 06 Feb 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa doonaysa inay saxiixa David Alaba ka afduubato…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal, Man United, Real Madrid, Juventus, AS Roma, Dortmund & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono SHANTA horyaal ee ugu waa weyn Yurub
(Yurub) 06 Feb 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la…
Read More »