Day: February 5, 2021
-
Spain
Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 17-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Huesca
(Madrid) 05 Feb 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 17-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka…
Read More » -
England
Klopp oo shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa hormarka Man chester City ee xilli ciyaareedkan
(Liverpool) 05 Feb 2021. Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa horumarka ay sameysay kooxda Manchester City ee uu hoggaaminayo…
Read More » -
England
Guardiola oo shaaca ka qaaday magacyada ciyaartoyda Man City ee ka maqnaan doona kulanka Liverpool
(Manchester) 05 Feb 2021. Tababaraha reer Spain ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday magacyada ciyaartoyda Manchester City ee ka maqnaan doona…
Read More » -
Spain
RASMI: Isku aadka Afar dhammaadka Copa del Rey oo la shaaciyey… (Yay ku aadday Kooxda Barcelona?)
(Madrid) 05 Feb 2021. Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa sameeyey isku aadka wareegga afar dhammaadka Copa del Rey, iyadoo la ogaaday kooxda…
Read More » -
England
Manchester City oo arkootay badelka saxda ah ee Sergio Aguero
(Manchester) 05 Feb 2021. Wargeyska “Marca” ayaa daabacay in maamulka Manchester City ay qorsheynayaan inay la saxiixdaan weeraryahanka reer Norway iyo naadiga…
Read More » -
England
Thomas Tuchel oo ka warbixiyay xaaladda dhaawac ee daafaciisa Thiago Silva
(London) 05 Feb 2021. Daafaca reer Brazil ee Thiago Silva ayay u badan tahay inuusan diyaar u noqon doonin inuu ka mid…
Read More » -
England
Xiddig hore kooxda Man United ah oo kula taliyay Solskjær inuu la soo saxiixdo laacibkan
(Manchester) 05 Feb 2021. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Fábio ayaa kula taliyay macalinka reer Norway ee Ole Gunnar Solskjær inuu…
Read More » -
England
“Haddii aan ku guuleysano Premier League waxay aamusin doontaa kuwa na neceb!” – Maguire
(Manchester) 05 Feb 2021. Kabtanka kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa sheegay in haddii ay Red Devils ku guuleysato horyaalka Premier…
Read More » -
England
Sidee Thomas Tuchel uga hadlay guushiisii ugu horreysay kulan London Derby ah ee kooxda Chelsea?
(London) 05 Feb 2021.Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa ka gaatay naadiga…
Read More » -
England
Mourinho oo sharaxaad ka bixiyay sababta ay Tottenham guuldarro uga soo gaartay Chelsea kulankii London Derby
(London) 05 Feb 2021. Tababaraha Tottenham Hotspur ee José Mourinho ayaa muujiyay sida uu u niyadjabay kaddib guuldarradii ay kooxdiisa kala kulantay…
Read More »