Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Wolverhampton) 02 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Arsenal Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Wolves ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenalsi ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolves iyo Arsenal ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Wolves XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close