Day: February 2, 2021
-
England
Man United oo NUS DARSAN goolal ka badan ku xaaqday kooxda Southampton oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford… +SAWIRRO
(Manchester) 03 Feb 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul weyn kaga gaartay 9 xiddig oo kooxda Southampton ah, kaddib…
Read More » -
Italy
Juventus oo guul ka soo heshay kooxda Inter Milan kulankii lugta hore ee Semi-finalka Coppa Itali… +SAWIRRO
(Milano) 03 Feb 2021. Juventus ayaa guul ka soo heshay kooxda Inter Milan oo ay ku booqatay garoonka Giuseppe Meazza kulankii…
Read More » -
England
Wolverhampton oo garoonkeeda Molineux guuldarro xanuun badan ku baday kooxda Arsenal… +SAWIRRO
(Wolverhampton) 02 Feb 2021. Wolverhampton ayaa garoonkeeda Molineux guuldarro xanuun badan ku baday kooxda Arsenal, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Manchester) 02 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Southampton ee Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Derby d’Italia Kooxaha Inter iyo Juventus ee Coppa Italia oo la shaaciyey
(Milano) 02 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka lugta hore Semi-finlka Derby d’Italia Kooxaha Inter iyo Juventus ee Coppa Italia…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Wolverhampton) 02 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Wolves iyo Arsenal Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Wolves ayaa…
Read More » -
England
Miyuu qeyb ka noqon doonaa Sergio Aguero kulanka Liverpool? Guardiola ayaa ka jawaabaya
(Manchester) 02 Feb 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in Sergio Aguero uusan diyaar u aheyn inuu…
Read More » -
England
Kaddib markii uu soo xirmay suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ka bogo xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxaha waa weyn ee Premier League
(England) 02 Feb 2021. Suuqa kala iibsiga xiddigaha ee bisha Janaayo ayaa xalay la soo gabagabeeyey, iyadoo aan halkaan idin…
Read More » -
England
Klopp oo war naxdin leh ee ku saabsan Joël Matip ku wargaliyay taageerayaasha Liverpool
(Liverpool) 02 Feb 2021. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in daafaca kooxda Joël Matip uu ku maqnaan doono garoomada…
Read More » -
England
Horudhac: Manchester United vs Southampton… (Red Devils oo raadinaysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha ee Premier League)
(Manchester) 02 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa raadinaysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha ee horyaalka Premier…
Read More »