Manchester United oo burburinaysa heshiiska mid ka mid ah xiddigaheeda… (Kooxdee ayuu ku biiri doonaa?)

(Manchester) 01 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee ka dhisan Waddanka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay burburinayso heshiiska mid ka mid ah daafacyadeeda.

Wargeyska The Sun ayaa shaaca ka qaaday in Kooxda kubadda cagta Manchester United ay ogolaatay inay la burburiyo heshiiskii ay kula jirtay Marcos Rojo.

Daafaca reer Argentina ayaa la filayaa inuu ku laabto dalkiisa hooyo si uu u matalo Naadiga Boca Juniors.

GOOL FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close