Day: February 1, 2021
-
Italy
Muxuu Pirlo ka yiri kulanka ay Inter Milan ku wada ciyaari doonaan semi-finalka Coppa Italia??
(Turin) 01 Feb 2021. Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa ka hadlay kulanka ay Inter Milan ku wada ciyaari doonaan…
Read More » -
Spain
“Bixitaanka Messi ma noqon doonto dhamaadka adduunka.” – Musharaxa madaxweynaha cusub Barcelona
(Barelona) 01 Feb 2021. Víctor Font oo ah Musharax u taagan xilka madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo war farxad leh ka heshay xarunta tababarka kahor kulanka Granada
(Barelona) 01 Feb 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku helay war farxad leh tababarkii maanta ay Blaugrana isugu…
Read More » -
France
Neymar Jr oo ka hadlay Mustaqbalka Kylian Mbappe ee PSG & Haddii uu laftiisu sii joogayo Kooxda ka dhisan caasimadda Faransiiska
(Paris) 01 Feb 2021. Aafada Korona Fayras iyo dhibaatada dhaqaale ee uu sababay ayaan ku filnaynin inay soo afjaraan wararka xanta…
Read More » -
Italy
Miyuu Lautaro Martinez Albaabka ka xirtay Kooxda Barcelona? … (Laacibka reer Argentina oo ugu dambeyn afka kala furay)
(Milan) 01 Feb 2021. Haddii dhibaatooyinka Barcelona ay ka sii dari karaan iyo haddii kale, Lautaro Martinez ayaa u soo…
Read More » -
England
Manchester United oo burburinaysa heshiiska mid ka mid ah xiddigaheeda… (Kooxdee ayuu ku biiri doonaa?)
(Manchester) 01 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee ka dhisan Waddanka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay burburinayso…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo maanta dhammaystiraysa saxiixa daafac lugta bidix ku ciyaara
(Liverpool) 01 Feb 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa maanta dhammaystiraysa saxiixa daafac lugta bidix ku ciyaara, kaasoo ay doonayso inay…
Read More » -
Horyaallada
Antoine Griezmann oo aragti ka dhiibtay haddii ay soo qaban karaan Kooxda dhibcaha badan ku hoggaaminaysa horyaalka La Liga ee Atletico Madrid
(Barcelona) 01 Feb 2021. Antoine Griezmann ayaa aragti ka dhiibtay haddii ay soo qaban karaan kooxda Atletico Madrid oo haatan…
Read More » -
Spain
Goorma ayaa la cayrinayaan Macallinka Real Madrid ee Zinedine Zidane? … (Tababaraha bedelaya oo la sii ogaaday!)
(Madrid) 01 Feb 2021. Sida wararku ay sheegayaan waxaa bannaanka la soo dhigay Waqtiga la cayrin doono Macallinka Kooxda Real…
Read More » -
Horyaallada
Antoine Griezmann oo ammaanay Lionel Messi, sharraxaadna ka bixiyey sirta ka dambeysa dabaal-deggii uu sameeyey markii uu xalay goolka dhaliyey
(Barcelona) 01 Feb 2021. Antoine Griezmann ayaa ammaanay Kabtanka Kooxda Barcelona ee Lionel Messi, waxaana uu sidoo kale sharraxaad ka bixiyey…
Read More »