Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Burnley ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 31 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Burnley Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Burnley si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Burnley ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Burnley XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close