Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barelona) 31 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Athletic Bilbao si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Athletic Bilbao ee horyaalka La Liga.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona’s XI: Marc-Andre Ter Stegen; Oscar Mingueza, Ronald Araujo, Samuel Umtiti, Jordi Alba; Miralem Pjanic, Frenkie De Jong; Pedri, Lionel Messi, Ousmane Dembele; Antoine Griezmann.

Athletic Club’s XI: Unai Simon; Ander Capa, Yeray, Inigo Martinez, Yuri Berchiche; Oscar de Marcos, Dani Garcia, Unai Vencedor, Iker Muniain; Raul Garcia, Inaki Williams.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close