Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sampdoria iyo Juventus ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey

(Sampdoria) 30 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sampdoria iyo Juventus ee horyaalka Serie A ayaa la shaaciyey

Kooxda Sampdoria ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Juventus si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sampdoria iyo Juventus ee horyaalka Serie A.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sampdoria XI

Image

Juventus XI:

Image

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close