Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 28 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Tottenham XI:

Lloris (C), Aurier, Rodon, Dier, Davies, Doherty, Hojbjerg, Ndombele, Bergwijn, Son, Kane.

Liverpool XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close