Day: January 28, 2021
-
England
Liverpool oo guul muhiim ah ka soo heshay kooxda Tottenham Hotspur oo ay booqatay… +SAWIRRO
(London) 29 Jan 2021. Liverpool ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda Tottenham oo ay ku booqatay garoonka Tottenham Hotspur…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham iyo Liverpool ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 28 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Liverpool horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda…
Read More » -
England
Thomas Tuchel oo codsaday heshiis weyn oo dhanka weerarka ah
(London) 28 Jan 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa go’aamiyay bar-tilmaameedkiisa ugu horeeya ee suuqa kala iibsiga, si uu…
Read More » -
England
Ciyaaryahan kooxda Arsenal ah oo doonaya inuu baxo & sababta ka dambeysa
(London) 28 Jan 2021. Xiddig ka tirsan Arsenal ayaa isku diyaarinaya inuu ka tago kooxda kahor dhamaadka suuqa kala iibsiga xilliga…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo weerar culus ku qaaday xiddigaha Man United, kaddib guuldarradii Sheffield United
(Manchester) 28 Jan 2021. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa weerar culus ku qaaday xiddigaha Red Devils, kaddib guuldarradii…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Chelsea oo iska diiday kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
(Yurub) 28 Jan 2021. Wargeysyada Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen in xiddiga reer Spain iyo kooxda Chelsea ee Marcos Alonso,…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Ole Gunnar Solskjær guuldarradii niyadjabka aheyd oo ay kooxdiisa Man United kala kulantay Sheffield United??
(Manchester) 28 Jan 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay guuldarradii kooxdiisa ka soo gaartay Sheffield…
Read More » -
England
“Waxaan ka dhigi doonnaa Chelsea koox aysan jecleyn inay wajahaan kooxaha ka soo horjeeda!” – Thomas Tuchel
(London) 28 Jan 2021. Macalinka cusub kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel, ayaa Blues hoggaamiyay kulankiisii ugu horreeyay ee xirfadiisa ciyaareed, kaasoo…
Read More » -
England
Horudhac: Tottenham Hotspur vs Liverpool… (Kooxaha Spurs iyo Reds oo mid waliba doonayso inay guul gaarto si ay caawa uga soo muuqato afarta sare ee Premier League)
(London) 28 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool oo markii hore loo saadaalinayey hanashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ayaa…
Read More »