Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 27 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Sheffield United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Sheffield Unite XI:

Image

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close