Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Wolves ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 27 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Wolverhampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI: Mendy, Azpilicueta, Rudiger, Thiago Silva, Chilwell, Kovacic, Jorginho, Ziyech, Havertz, Hudson-Odoi, Giroud

Wolves XI: Rui Patricio, Boly, Coady, Kilman, N. Semedo, Dendoncker, Neves, Ait-Nouri, Adama, Podence, Neto

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close