Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Bromwich iyo Man City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 26 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha West Bromwich iyo Man City ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda West Bromwich ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Bromwich iyo Manchester City ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

West Brom XI: Johnstone; Furlong, Ajayi, O’Shea, Gibbs; Snodgrass, Livermore(C), Sawyers, Grant; Matheus Pereira; Robinson

Man City XI: Ederson; João Cancelo, Stones, Rúben Dias, Zinchenko; Gündogan, Rodrigo, Bernardo Silva; Sterling(C), Mahrez, Foden

 Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close